Jump to content

User:Caalami15/sandbox

From Wikipedia, the free encyclopedia

Maxamed Xuseen Xasan waa Somali ku nool Afrika waxaa lagu naaneesaa Maxamed Saciid, wuxuu ku dhashay magaaladda Muqdisho sanadki 1987, Dugsiga Hoose Dhexe Muscab bin Cumayr ayuu kusoo qaatay waxbarashada aasaasiga ah kadibna wuxuu ku biiray Dugsigga Sare ee Axmed Gurey . Sanadkii 2005ti ayuu soo gabagabeeyay Tacliinta D/Sare. Isla Sannadkaas 2005 ayuu ku biiray Machadka Maamulka iyo Horumarinta ee SIMAD halkaa uu ka qaatay Dibloma. Imaatankii Amxaarada ee Magaaladda Muqdisho dhmmaadki 2006di ayuu ka cararay Wadanka , wuxuuna tagay Magaaladda Nairobi(Caasimadda Kenya). 5 Sanno oo Ganacsi kadib wuxuu u talaabay Magaaladda Nampula oo ka tirsan Waddanka Mozambique.