Jump to content

User:Qoraalka/sandbox

From Wikipedia, the free encyclopedia

Abdi kuumade waa curudka Kuumade wuxuuna ka wayn yahay absame kuumade oo ka tirsan beelaha Daaroodka, abdi kuumade waa magaca guud ee beelo ka farcama Daaroodka.Waxaan halkan kusoo gudbinaynaa taariikh gaaban oo ku saabsan Kuumade Kablalax oo aan kasoo aruurinay Odayaal iyo Aqoonyahanno, kadib baaritaano iyo u kuurgal lasameeyahay, dhanacyo baddanna taabanaya, waxaa laga dhawray naxli iyo xumaaan, wixii dhibaato keeni karana waa laga ilaaliyay, uqaado uun taariikh ahaan.

Kuumade Kablalax wuxuu dhalay labo wiil oo kala ah Absame Kuumade iyo Cabdi Kuumade oo looyaqaano ama loogu yeero Galimeys, Absame Kuumade wuu dhintay walaalkii Cabdi kuumade oo nool, wuxuu ka tagay afar wiil oo magacyadooda la kala dhihi jiray 1 Baalcad 2 Ogaadeen 3 Wayteen 4 Jidwaaq.

Absame intii uusan dhimanin ayuu walaalkii Cabdikuumade kala dardaarmay wiilka wiilasha uyar oo Ogaadeen lamagac baxay laakiin Cabdiraxmaan la oran jiray, walaaloow ii ogoow wiilka waa halka uu kayimid magaca Ogaadeen.

wiilasha waxaa gacantiisa kusoo koriyay adeerkood waliba Ogaadeen oo ugu yaraa caruurta. [[1]]Bold text